Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa?

Bararka xiniinyaha maxaa keena? sideese loo daaweeyaa ?

Sababo badan ayaa keena bararka xiniinyaha waxaa ka mid ah sababahaas:

1- waxaa ugu badan cudurka lagu magacaabo Varicocele waa cudur qooraha maqaarkooda waasac la noqda oo soo lalmada ,

cudurka 40% raga ka mid ah madhalays ayuu ka dhigaa waayo xaniinyaha ayaa manida weel u ah oo ay ka samaysmaan

markaas ayay usoo gudbaan xubinta taranka raga, xididka soo qaada biyaha ninka wuxuu soo dhex maraa maqaarka xaniinyahay gudihiisa.

2- Infection ayaa ku dhaca xiniinta waxaad ka dareemaysaa culays daran waxaa laga yaabaa inuu inta bada ku dhaco dadka qaba cudurka qaaxada.

3- inay xiniita awood u yeelan wayso iska saaridda waxyaalaha dhecaanka la soo gudboonaada

taas waa khatar waxay tilmaamaysaa wadnaha ama beerka inay mushkilad ka jirto.

4- waxaa kale keeni kara bararka shahwada ay sababto sida ninka markuu kacsado oo biyaha usoo dhowaadaan

marka ay bixi waayaan xiniinyaha ayuu ka dareemaa barar kaas oo khafiif ah oo wax yar xanuun la socdo.

Raga fiirsada filimada xun xun ama taleefanada naagaha kula raaxaysta cuduradan ayay u badan yihiin inay ku dhacaan,

maxaayeelay mar kasta wuu kacaa isagoo aysan ahayn mid galmo xalaal ah samaynaya.

muxuu dareemaa qofka dhibkan haysta?

waxaa laga yaabaa qofka inuu dareemo culays qooraha la soo gudboonaada inuu cajiraha xanuun uu ka dareemo

ama caloosha ama dhabarka waxaa dhacda in qaabka qoorahiisa oo isbaddala Kansarka xaniinyaha aad buu naadir u yahay

wuxuu ku dhacaa dhalinyarada da’dooda u dhexeysa 15 ilaa 34 dadka 40ka dhaafay inta badan kuma dhaco.

sidoo kale dadka cadaanka iyo aasiyaanka ayuu ku dhacaa waa ku yaryahay dadka ka soo jeeda Africa inuu ku dhaco, sidoo kale dhaxal ayuu noqon karaa .

 

Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa?
Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa?

 

sidee lagu ogaadaa bararka xiniinyaha?

in qofka baaritaan caafimaad lagu sameeyo iyo in computer lagu sawirro.

sidee loo daaweeyaa?

Daawada waxay ku xiran tahay marka la ogaado sababka keenay bararka noocaas ah illeen wax kaste ayuu noqon karaa.

Ereyada raadiska: kansarka qooraha, xanuunka xaniinyaha, jirada qooraha, xanuunka raayaha, bararka qooraha.

 

 

Xanuunka Xiniinta Bidix Oo Uu Ku Jiro Wax Dhaqdhaqaaqayo

Qooraha Mid Ayaa Weyn Midna Way Yar Tahay Ma Cudur Baa

Xiniinyaha Marka Ay Kala Dheer Yihiin

 

What causes testicular swelling? Is it cancer?

What causes testicular swelling? And how is it treated?

There are many reasons for testicular swelling, including:

1- The most common is a disease called Varicocele,

which is a disease in which the skin of the testicles becomes enlarged and sags.

The disease makes 40% of men infertile because the testicles are the receptacles for sperm and are formed there,

then they pass to the male genitalia.

The vein that carries the male fluid passes through the skin of the testicles.

2- An infection occurs in the testicles, you feel a severe heaviness, it may occur more often in people with tuberculosis.

3- If the testicles are unable to remove the fluid that comes into contact with them, this is dangerous and indicates

that there is a problem with the heart or liver.

4- It can also be caused by swelling of the sperm,

such as when a man is aroused and close to water, when they do not come out,

he feels a slight swelling in the testicles, which is accompanied by a slight pain.
A person may feel a pressure on the neck, feel pain in the groin or abdomen or back, and the shape of the neck may change.

Testicular cancer is very rare and occurs in young people between the ages of 15 and 34. It is not common in people over 40.

It also affects white and Asian people, and is less common in people of African descent.

It can also be hereditary.

Men who watch bad movies or enjoy themselves with women on the phone are more likely to suffer from these diseases,

because he always gets up without having lawful sex.

What does a person with this problem feel?
How is testicular swelling diagnosed?

A person needs to undergo a medical examination and undergo a computer scan.

How is it treated?

The treatment depends on the cause of the swelling, which can be anything.

Search terms: testicular cancer, testicular pain, testicular disease, testicular pain, testicular swelling.

Leave a Reply