Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga women Su’aasha: Salan sare asxabta qaliga, su’aal ban qabaa gabdhaha sunig u gudan maka kacsi badan yihin kuwa firconiga ah, waxan maqlay gdniinka shaqo kuma laha dareenka dumarka, waxa la heli kara naag fircooni loo guday hadana ka qooq badan naag suni ah, hadalkaas sideed u aragtan fadlan […]
