Riyada khamiis layga qaadanayo muxuu noqon Riyada: Asc wll waan idin salaamay. Waxan ku riyoday anigu saxiibkay qamiis buluug ah iga qadanayo, kadib anaa intaa u tago ka soo qadanayo midkiisa ah iyo kaygaba si aarguudasho oo kale…. maxay ka turjumi kartaa ? Mahadsantihiin Fasirka: Waxaa dhici karta riyadan inay ku fasiranto qofkaas inaad wax […]
