Riyada guska dhiig ka socdo maxay noqon
Riyada:
waxan ku riyooday mar anoo guska dhiiga iga socdo sida kaadida oo kale aad ban ula yabay riyada fasirka muxuu noqon karaa fadlan jawaab.

Fasirka:
Qofkii ku riyoodo asoo geedkiisa dhiiga ka daadanayo riyadaas waxay noqon kartaa inuu u tagi doono naag xaaraan ah ama inuu galmo la samayn doono naag dhiig qabta, dhiiga caadada, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa qaladaad lasoo gudboonaanaya qofka riyadaas arkay. inta badan wuxuuna la xiriiraa naag.
Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah
A person who dreams of blood dripping from his tree may be going to an illicit woman or having sex with a woman who is bleeding,
menstrual blood. In general, the dream indicates mistakes that the person who saw the dream will face. It is usually related to a woman.
