Riyada khamiis layga qaadanayo muxuu noqon

Riyada:

Asc wll waan idin salaamay. Waxan ku riyoday anigu saxiibkay qamiis buluug ah iga qadanayo, kadib anaa intaa u tago ka soo qadanayo midkiisa ah iyo kaygaba si aarguudasho oo kale…. maxay ka turjumi kartaa ? Mahadsantihiin

Riyada khamiis layga qaadanayo muxuu noqon
Riyada khamiis layga qaadanayo muxuu noqon

Fasirka:

Waxaa dhici karta riyadan inay ku fasiranto qofkaas inaad wax kala badalan doontaa, waliba waxaa laga yaabaa inaad ciddiisa ama familkiisa aad ka guursato isagana kaa guursado, dharka guud ahaan waa astur wuxuu tilmaamayaa wax wanaagsan gaar ahaan guurka

 

Qofkii arko xaaska deriska oo dharka dhigatay

This dream may mean that you will exchange things with that person. It may also mean that you will marry someone from his or her family and they will marry you. Clothing in general is a symbol and indicates good things, especially in marriage.

Leave a Reply