Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada duugida qof nool maxay tahay

Su’aasha: Asc walaal aad baan kuu salamay waxan rabaa inad riyadan ii fasirto gabar walaasheey ah baa ku riyootay iyada iyo walaalked oo hooyo soo duugaya micnaha qabri u wadan iyada oo nool hooyadana ay raali ka tahay iyagana ay wax caadi ah la tahay gabadha hooyadeed ayey duco waydiisaneey oo ku leedahay hooyo Janno […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?

Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa? Su’aasha: Waad salaamantihiin bahda mareegta Daruur Waxaan ahay Nin doob ah, hadana waan dareen badanahay, waliba dareenka kacsigeyga isma badalo hadaan gaajeysanahay iyo hadaan dharganahay midna, teda kale waxaan ugu daranahay xilliyada aan kaligeyga ahay, waxaan isku arkaa kacsi badan niyad kacsanaan mararka qaar xitaa xubinteyda taranka ayaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kaadida qaabka biyaha shahwada leh

Riyada kaadida qaabka biyaha shahwada leh Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo kaadinaayo hadana kaadideydu waxay u egtahay biyaha shahwada oo kale, hadaan soo kacayna wax iga yimid majirin oo riyo oo kale ayay ahayd arintaas maxaa lagu fasiraa walaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ilmo dhali doonto ilmo badan, kaadida guud ahaan waa ilmo, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada iibsashada kaarka taleefanka

Riyada iibsashada kaarka taleefanka Su’aasha: waxaa kale on ku riyoday aniga oo kaarka telphona iibsanaayo sarif ayaa iso haray anigoon garanayn wax kale oon iibsado ayaan mid sxbkay ah ku airtime ama kaar ha lagu siiyo sarifka so haray. Jawaabta: Riyada kaarka iwm marka aad ku riyooto iyadoo ay lacag kugu jirto ama lacag lagu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo

Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo Su’aasha: waxan kale oon ku royoday dooli qeebta dambe ka noqday barelaaso oo yacni ka dhintay qeebta dambe madaxa ka nool qof ayaa saaray bir qooti dooliga si u isii dhamestiro. Jawaabta: Doolliga ama jiirka guud ahaan wuuxuu tilmaamayaa meel barwaaqo ah oo ay cunto badan taallo, qofkii […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada roobka dharka qooyay

Riyada roobka dharka qooyay Su’aasha: Waxan ku riyoday in uu roob dayo ana an bananka joogo oo wan roobkii fanaanada iga qooyay oo wan fanaanadii iska siibay anigoo ka maroojinaayo ka qalajinayo biyahaas . Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa barwaaqo badan inaad la kulmi doonto biyaha roobka waa khayr badan marka ay yihiin kuwa aan dhib […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada diif badan oo sanka ka socdo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday walaal anoo sankeyga diif badan ka socdo marka riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa Mahadsanid  Daruur. Jawaabta: Qofkii ku riyoodo asoo sankiisa diif ka socdo, wuxuu ka badbaadayaa murugta iyo walwalka haysta ama deynta lagu leeyahay ayuu gudayaa ama dad ayaa ka abaal marinaya wixii ay u qabteen waxaa kaloo lagu […]