Fasirka riyada diif badan oo sanka ka socdo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday walaal anoo sankeyga diif badan ka socdo marka riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa Mahadsanid Daruur. Jawaabta: Qofkii ku riyoodo asoo sankiisa diif ka socdo, wuxuu ka badbaadayaa murugta iyo walwalka haysta ama deynta lagu leeyahay ayuu gudayaa ama dad ayaa ka abaal marinaya wixii ay u qabteen waxaa kaloo lagu […]
