Sidee looga qubeystaa Janaabada? Su’aasha: Asc walaal, waxaan rabaa hadaan riyo ku biyo baxo qubeyska ugu wanaagsan, ee sunnada rasuulkeena aan kaga dayan karo maxay tahay? Mahadsanidiin. Jawaabta: Qaabka sunada waafaqsan waa sidan soo socota: 1- wuxuu la imaanaya niyad. 2- calaacalihiisa ayuu dhaqayaa seddex jeer. 3- Xubintiisa ayuu dhaqayaa wuxuu adeegsanayaa gacantiisa bidixda kaddibna […]
Sidee looga qubeystaa Janaabada?
