Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cago bini’aadam oo lasoo jaray

Su’aasha: Ascww sheikh riyada sidan ah maxa lagu fasiraa cagaha baniaadam ka inta lagu socdo ama dhulka la dhigo oo la soo jaray oo dad badan iska leeyihiin qof haayo ayan arkay waa la ii kala sheega kuwan waxa iskalahaa nin heblo kuwana naag hebalaayo aniga ma jecleysan wan ku yaqyaqsoonaa. Jawaabta: Riyada aad aragtay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bisado gurigeyga ku dhalay

Su’aasha: Asc waan idiin salaamay bahda Daruur.com, waxaan habeen ka hor ku riyooday iyadoo aqalkii aan seexanaayey ay bisado badan oo gurigeyga ku dhaldhalay anigana aan ku wareersanahay sidaan ka yeeli lahaa. Jawaabta: Dhalamada bisadaha guriga lagu dhalayo waxay tilmaamaan isbadaddlo waaweyn noloshaada la soo gudboonaanaya, inta badan isbaddaladaas wxay noqonayaan kuwa mustaqbalka wanaag aad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada fure masjidka dhexdiisa laygu siinayo

Su’aasha: waxan xalay ku riyooday anoo ku jiro masjid waxaa ii imanaya imaamka maskidka wuxuu ii dhiibaa furaha masjidka wuxuu igu dhahaa sii hay meel aan dayaa anigana jeebka ayan galinaya furaha meesha waxaa jooga cunug yar oo masjidka dhexdiisa ku cayaaraha fadlan riyadan fasirkeda muxu noqon karaa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa arrimo badan kaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada abaalmarinta goobta shaqada

Su’aasha: Riyada waxay tahay waxan ku riiyooday anoo Abaalmarin la iga siinaya goobta aan ka shaqeeya abaalmarintas oo ah Ipad cusub. Marka maxay noqon karta Riiyooyinkaas oo dhan. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa isbadalka xaaladaada lasoo gudboonaan doono, sida riyada laga dareemayo, noloshaada aad bay u fiicnaan doonto, waxaad yeelan doonto hanti iyo magac iyo sumcad, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaaskayga oo la doodaysa nin odey ah

Su’aasha: Asc wllo asc wllo Xalay waxan ku riiyooday  Xaaskeyga aan hadda qabo oo nin odey ah uu furay ayna murmayaan anigana aan goobta fadhiya anoo dhahaya xaaska anaa qaba. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa xalaad lasoo guboonaan karta shaqada aad hayso xaaska mararka qaar waxaa lagu fasiraa shaqada iyo mustaqbalka qofka, waxaa laga yaabaa qof […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan Igu sawir kaliya miyay noqotay nimcada Alle na siiyay? Sawiradan waxay aad ugu faafeen baraha bulshada, dad badan ayaa ku lifaaqay sawiro dad tabaalaysan oo dhibaato ay ka muuqato. Dadkaas oo kasoo qaaday sawiradan inay qaldan yihiin waayo cuntada oo ah nimcada Ilaahay ayaa qaab xun loo istacmaalayo.  Marka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya waliba oohin aan qalbiga ka dareemaayo riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa wll. Jawaabta: Riyada oohinta marka ay tahay dhawaaq la’aan way fiican waxaa lagu fasiraa faraj iyo badbaado, laakin marka ay tahay oohinta mid qaylo daran la socoto waxay tilmaamysaa musiibo weyn […]