Su’aasha: Biyaha shahwada ka soo hormaro balse aan dhag dhaga leheen sida kan kacsiga muxuu u dhimaa caafimaadka mise waa dabiici. Walaal waxaan ahay ruux doob ah oo dareen iyo kacsi badan isbuuciiba marna waan siigeystaa markaan bilaabo howsha inta aysan shahwada iga soo bixin ka hor waxaa iga soo daato biyo kaadida cml ah, […]
