Yaraanta naasaha iyo sida lagu weyneeyo Su’aasha: Su aal ayan wataa koriimada naasahayga aad bay u yaryihiin ma sameenayan isbadal kobac ah saas ay tahayna waxay leyihiin Dareen xad dhaaf ah maxa sababi kara koriima la ‘aanta maa cafimad dara. Jawaabta: Weynaanta naaska iyo yaraantiisa dareenka raaxada shaqo kuma laha, taas waa midda koowaad. Tan […]
