Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhimbilo dab ah soo faniinaya

Su’aasha: Asalam alaikum walal waxan arkay anigo guri walashey oo hada jogo howl ka haayo kadib wiil aan social media ha aan ku arko aan aqoon u laheyn baa ii yimid oo I caawinaya mesha waxa yaalo burjiko dab ah oo dhimbilo dab ah ka bood boodaya anigana dab ka ban ka baqaya oo indhaha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kaxaynta dameerka maxay tahay

Su’aasha: Asc wllo. asc wllo waxan ku riiyooday xalay anoo dameero aad u dheereyo wado wayna ordeeyeen waxana saarana gaari dameer ama kareeto sida aaad u taqana anigana waday marka riyada dameerka maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada dameerka waxaa lagu fasiraa adeeg fiican, inaad heli doonto qof daacad kuu ah oo si fiican wax kuugu […]

Categories
Fatwada

Meher malaga dhigi karaa inaan gabadha la furin

Meher malaga dhigi karaa inaan gabadha la furin Su’aasha: Gabar meherkeeda ka dhigatay in aanan la furin ma furmi kartaa hadii la furo ama la dhalaaqo? Asc walaal waxaan ku weydiinayaa haddii aan gabar is mehersano gabadhuna ay meherkeeda ka dhigato in aanan furin lacalla biri kamaalin haduu afkeyga ka soo boxo furiinkaas maku furmi […]

Categories
Fatwada

Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta

Sida janaabada laysaga daahiriyo waqtiga dhaxanta Su’aasha: Maxaa la sameeyaa hadii adigoo janaabo qaba salaad subax kugu timaado dhaxanna ay jirto? Asc walaal anoo hurdo ayaan riyo ku biyo baxay salaada subaxna waa igu timid maadaama qubeys uu igu waajibaayo hadana waxaa jirta qabow iyo dhaxan daran salaadiina ma tukankaro anoo qubeysan markaas oo kale […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada niman cunto lala cunayo maxay noqon

Su’aasha: waxaan kale Oon ku riyoday nin garwayn leh muslim ah qolkayga daaqada banankenda taagan oo aad iso foorinayo on ka naxay an la dagalayo katag mesha ano leh anigo wali qolkayga ku jiro kadib waxaa yimid wax aad moodo inu roob dayo bisado yaryar oo tiro badan ayaana kuso faniinay daqadayda oo gudaha kuso […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bisado yaryar maxay noqon kartaa

Su’aasha: waxaa kale oon ku riyoday anigoo kugi ka galaayo dusha kore ama kor kaso GALAYO Mel uu ka baqsanaa oo kale meshisa waxan ku arkay bisado yar yar waxan kale ion ku arkay nin aanan garanayn meshii ayaana ku wada weeso qaadanay. Jawaabta: Riyada bisadaha yaryar aad bay u fiican tahay waxay tilmaamysaa liibaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada shinbiraha badan oo soo hoobanaya

Riyada shinbiraha badan oo soo hoobanaya Riyada: Asc waxan ku riyooday (1) shimbiro badan oo duulaaya e soo dhaadhacaaya dhulka oo cunto u daadsantahay magalo busy xafadao isaraaran oo kale ah oo ay xitaa cuntada shibirahu u sarantahay gawaarida dushooda. Fasirka: Riyada shinbiraha soo hoobanaya waxay tilmaamaysaa hanti badan oo dhib la’aan lagu helayo, sidoo […]