Su’aasha: Asc, salaan kadib xalay waxaan ku riyoodey qof dhintay, oo uu ileeyahay niyow lacagtii aan kuu dhiibanaayey $25 iiga sii anna lacagtii waan wada isticmaaley, anna waxaan dhahy waan ku siinayaa dhib malahan wax yar isug Markaa riyadaas maxaa lagu Fasiri karaa? Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa in ninkaas uu u baahan yahay sadaqo loo […]
