Categories
Fatwada

Dambiga lagu noqnoqdo towbad ma leeyahay

Su’aasha: Asc wllo waxan raba in aad talo isiiso waxan gala dambi waana ka towbaad keena haddana waan ku laabta isla dambigiina anoo a shalaynaya haddana waan ka towbad keena marka sidee iskaga dhaafa dambigaas ani go’aan sax ma qaata balse shaydan igu celiya waana ka shalaya markan sameeyo dambigaas sidee ugu towbad keena si […]

Categories
Talooyinka Consultation

Khiyaanada shukaansiga sidee lagu garan karaa

Khiyaanada shukaansiga sidee lagu garan karaa Su’aasha: Ninka marka uu beenta kuu sheegayo sidee lagu ogaan karaa mar mar waxad arkaysaa hadalo isdhaafasan ayuu ku hadlaa wuxuu ku dhaha adiga ayaan ku jeclahay hadalka noocas ah been inu yahay ama jecel beenta maxa lagu ogaan kara ila taliya qof been kugu dhaqayo maloo sabri kara. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Saaxiibkayga wuxuu ku riyadooday asoo dhimanayo

Su’aasha: Riyadatani waxaa ku riyoodey wiil sxbkeyga qaaliga ah waxa uu arkey isaga oo dhimanaya maxaa lagu fasirikaraa riyadaas. Jawaabta: Riyada dhimashada qofka saan mar hore soo sheegnay waxay noqon kartaa digniin qof wax lagaga digayo dambi iwm. Qofka hadduu arko asoo dhimanaya waxaa kaloo lagu fasiri karaa cimri dheer cagsi yaya noqon kartaa, qofka […]

Categories
Caafimaadka Health

Aragtida gaaban maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha: Suaashan waxa ay tahay waxaa la isoo qorey ookiyaale marka xoogaa araga ayaa idaciifey {araga dheer} ookiyaalkaa waxaa la idhahay 6 bilood wado kadib inoo imaaw markaa ookiyaalkaa araga sidegdeg ah ma igusoocelinkaraa hadii aan wato markasto,hadii 6daa bilood iidhamaato midkale miyaa iidhimnaanaya mise sideydi hore ayaan kusoo laabanayaaa? waad mahadsantihiin sidaa suaaalaha inoogu […]

Categories
Bulsho Society

Sedexdan qof iska ilaali waligaa

Hadalada qaar waa xigmo aan loo heli karin wax u dhigma. xigmadda wax badan ayay u tartaa dadka dhalinyarada ah waayo nolosha way ku cusub yihiin qofka waayaaragga ah mar kaste wuxuu soo xusuustaa wixii uu soo maray xagga nolosha. Hadalka xigmadda ama murtida qofka dad’diisa ayay da’ kale ugu darayaan. ila eeg hadalkan oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada rag hubaysan oo weerar meel kusoo qaadaya

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey xaley Anigoo jooga goobta shaqada waxaana iiyimid niman aan wanaagsaneyn qoryo wata balse Aniga aan idileyn lkn badeecda meesha taal ayey xabad ku dhufanayeen anigane indhaha ayaan ka fiirsanayey ma hadli karin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan noloshaada soo gali raba oo aan wanaag kula rabi waa dad cadow […]

Categories
Software

Connect any computer or mobile to the TV screen without any wires

  If you wish to connect any computer or mobile device to the TV screen without any wires; Here are some of the best devices that give you this feature: 1- Chromecast from Google 2- Fire TV stick from Amazon 3- Microsoft P3Q from Microsof 4- Apple TV from Apple