Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay Su’aasha: Asc walaalaha qiimaha badan daruur waxaan idin kaga mahadcelinaye adeega cafimaad bulshada soomaliyeed mar walbo ku caawinaysan Arinta AAD doona inaad igala talisaan Waxaa caado ii ah inaan mar walbo siigaysta marar badan ayaan go’aan saday arintaan hada inaan Ka jooga way ii suurta Gali weysa mudo […]
