Waxan ku riiyooday anoo garka xiiranaya waxana reebta qeybta hoose

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo garka xiiranaya waxana reebta qeybta hoose sida (Goat Bread) gar orgi camal sharabadana waan iska xiiray waxana u xiirtay sida sunada marka maxaa lagu fasiira wlllo? Fadlan si deg deg iga soo jawab wllo Mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noloshaada wax ka badalayso sidoo kale dhaqankaaga, […]
Riyada anoo xiiraya gadhkayga maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: Hadaan ku riyoodo anoo gadhkayga xiiraya maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada xiirida garka waxay ku xiran tahay xaalada qofka arkay mar waxaa lagu fasiraa xiirida inay tilmaamayso khasaaro inuu qofka wax khasaarayo hanti ama diin ama sharaf, haddii qofka garka xiiraya uu yahay qof deyn lagu leeyahay deynta ayuu iska gudaa hadduu xanuunsan […]
Riyada xiiridda garka maxay tilmaamaysaa

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo garka iska xiirey oo garka 2 tin aan jiidjiido ay kutaalo. Jawaabta: Riyada xiiridda timaha garka waxay tilmaamaysaa qofka inuu kahsaari doono siiba marka uu arrin lugta kula jiro, labada tin kuusoo hartayna waxay tilmaamayaan wax yar inay kuusoo hari doonaan, si kaste ha ahaadaan waxa aad khasaarayso laakin […]
