Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo

Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo

Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo Riyada: Sheikh marwo ayaan ahay waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal ninkaaga aad la gali doonto waxyna u eg tahay adiga inaad ku xadgudbayso, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso wixii dhib gurigaaga ku […]

Riyada dumar sheegayo naag ninkeeda inuu wax kufsan rabo

Riyada dumar sheegayo naag ninkeeda inuu wax kufsan rabo

Su’aasha: Riyo waxan kuriyotay labo nag aya iguyiri ninkaga gabar ayow kufsarabay waxowna sinayay darogada waxey siday welgadudan ninkeyga kuiri marunba waxow yiri haa ane waxan iri ifur wana ifuray. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa cadaawad iyo dagaal family soo dhex gali doono, sidoo kale riyada waxay wadataa xumaan qof loo maleegayo iyo masabidaad, iska ilaali […]

Riyada nin naag furi rabo

Riyada nin naag furi rabo

Su’aasha: Asc wllo waxn ku riyodey gabadh iyo nin anan garaneyn riyada dhexdeda gabadh la fadhiyey kadib nin aya noo imi kadib wuxu sitey waraqo cadcad kadib waxn ku idhi wll magabadhii ayad fureysa wll ha furin gabadha riyada dhexdeeda dad an isnaqno ayan daremayey dad igu cusub man daremyn hadana wajigoda ma aqonsan kareyn […]

Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya

Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya

Riyada xaaska la furay oo nin kale jiijiidaya Riyada: WAXAN KU RIYOODAY XAASKEEYGA AAN KALA TAKNAY OO GURIGA MEEL KAMIDA FADHISA OO BANAAN KIISA AH OO NINKALE JIIJIIDAYA OO DILAAYA KUNA DHAHAAYO ISTAAG HADII KALE WAAN KU DILAYAA ANIGA BARSADA DAAQADEEDA KAFIRINAYA Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad ku riyootay oo xaaskaaga jiijiidaya inuu kula […]

Waxaan ku riyooday hooyadey iyo aabahey oo isfuraya

Waxaan ku riyoodAy hooyadey iyo aabahey oo isfuraya

Su’aasha: waxa aan ku riyoodey hooyadeey iyo aabaheey oo isfuraya hooyadeyna nin kale guursanaayo riyadaasi maxaa lagu fasirikaraaa. Jawaabta: Riyda furiinka labada waalid waxay tilmaamaysaa qofka inay kusoo socdaan dhibaatooyin fara badan oo murugo leh waxay noqon karaa dhibaatooyinkaas khilaaf iyo dagaal qoyska soo dhex gali doono ama dhib kale oo la mid ah arrimaas. […]