Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday anoo tagay degmo igu dambeysay 10 sano ka hore kulana kulmay Abahay aan mudo is arkin. Maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa farxad iyo guul kuu soo socoto, riyada kulanka aabbaha lala kulmayo guud ahaan waxay wadataa farxad weyn uu qofka heli doono, waliba waxay tilmaamaysaa mustaqbal […]
