Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada qofka maxkamada looga yeerayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday nin lacag badan igu leh oo maxkamada sare iga soo dacweeyey balse reerka wiilka ayaa ii diifacaya ayagoo dhahaya ninkan waxbo kuma lihid. Deg deg iga soo jawab. Jawaabta: Riyada maxkamada waxay tilmaamaysaa qofka inuu qaladaad ku jiro oo laga rabo inuu kasoo baxo, maxkamada waxay tilmaamaysaa dambi […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo Riyada: Waxanku riyooday anigoo soo gaday caagad caana geel oo dhay ah waxan ku faraxsana Inan qayb uga shubo gabadh ila joogtay oo an garanayay lkn markaan uga shubay wa is bedeleen wasakh ayay noqdeen iyadana igadaa caanahan ayay i dhahday si cadholeh.   Fasirka: Caanaga geela waxay […]

Categories
Siyaasa - politics

Farmaajo waqtigiisa haduu dhamaaday maxaa loogu yeeri karaa

Su’aasha: Madaxweyne farmaajo wixii isniinta 8 February waxaa ka dhacaayo sharciyadii madaxweyne ee uu dastuurku u siiyey diintu maxay ka qabtaa mar haduu dalka galaayo firaaq dastuureed oo qoladii madaxweynaha ka soo hor jeeday ay rabaan in kursiga uu ku fadhiyo ay xoog kala wareegaan arintaas diinteenu maxay ka qabtaa. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara

Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara Su’aasha: Waxan raba inaad dhalinta la wadagtaan taloyiin cafimaad iyo wixi vitamin ah ee u qofku dib uga soo kaban karoo wixi vitamine ka baxay. Waad mahadsan tihin. Cafimaad ahaan maxa lagaga qabsaan kara ama sidee dib looga kaban karaa awooddii kaa baxday. Jawaabta: Dhalinyrada waxaa laga rabaa marka […]

Categories
Caafimaadka Health

Gabadha bikrada farta dhib ma u keeni kartaa

Gabadha bikrada farta dhib ma u keeni kartaa Su’aasha: Gabadha bikrada ah ma siigaysan kartaah ayadoo farteeda isticmaalaysa! Hdii ay sameyso amay gabarnimadii(bikro) waynay saah!?. Jawaabta: Marka hore waa inaad ogaataa siigada inay dhib u keento ninka iyo naagtaba. Laakin waa suurtagal inay siigaysato gabadha iyadoo bikro ah, waayo raaxada meesha ay ka dareento waa […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka haduu dareenkiisa koco qandho maxay u kortaa jirkiisa!?

Su’aasha: Walaal waxaan dareemaa markaan istiimo oo kacsiga iyo dareenku iga bato inuu jirkeygu kala taagmo oo aan dareemo inay qandho i heyso arintaas maxay la xiriirtaa mise waa dabiici. Jawaabta: Qofka markuu kacsado dhiigiisa ayaa si xoog u shaqeeya, taas waxay keenaysaa jirka inuu kululaado, kulaylkaas wuxuu keenayaa qofka dhaxan inuu dareemo siiba marka […]

Categories
Software

Beautiful service that brings you back to the past on the Internet

Beautiful service that brings you back to the past on the Internet If it has a site you have been visiting frequently for a long time; Even if 20 years ago! This is a beautiful service that brings you back to the past, so that you can visit any site with exactly the same as […]