Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof asoo shaqo helayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday anoo shaqo cusub helay lacag fiican qaadanaya ayna soo dhaweynayaan gabdho iyo wiilaal meesha ka shaqeeyo. F.G. Ani hadda shaqo wan haysta lacag fiican waan ku qaata balse kuma qanacsani. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto hanti iyo firficooni oo aad ku gaarayso jago sare, qofka hadduu arko […]

Categories
Fatwada Siyaasa - politics

Muxuu yahay xalka laga gaari karo arinta gobolka Gedo?

Su’aasha: Wali waxaa jiro ismaandhaf ku aadan doorashada waxaana caqabada ugu daran ay tahay arinta gobolka Gedo Axmed Madoobe wuxuu ku adkeystay in Gedo laga soo saaro ciidanka dowlada geysay laguna wareejiyo ciidama kenyan ah iyo kuwa maamulkiisa dowladana waa diidey midaas marka xalka ugu dambeeya arintaas maxay noqon kartaa. Jawaabta: Xalka waa inay soomaalida […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhabar xanuunka maxaa keena?

Dhabar xanuunka maxaa keena? Su’aasha: Walaal waxaan isku arkaa markaa in yar xoogaa aan fadhiyo dhabarka oo i xanuuno, marka dhabar xanuunka muxuu ka dhashaa teda kale muddo 9 bilood ayaan siigeysanaayey inkastoo aan hada go’aansaday inaan iska dhaafo marka waxaan isleeyahay in arintaasi u sabab tahay inuu dhabarka i xanuuno maadaama saasey tahayna aan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin

Riyada anoo duulaya hadana cagahahayga dhulka ka qaadanyihiin Riyada: Walaal waxaan xaley ku riyooday ani iyo waxaan isla soconay gabar habaryartay dhashay oo la qabo igana weyn, marka waxaan dhex soconay laamiga, markaasaa anagoo sii sheekeysaneyno ayaa baabuur caasi ah sigay balse anaa daf intaa siiyay ka hor wareejiyay laamiga markaase ii mahad celisay cabaar […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada jinka maxay tahay

Fasirka riyada jinka maxay tahay Riyada: Waxan ku riyoday anigo qof dilaya iyo sadex nin oo gaagaaban oo madaw Iyo hooyaday iyo caruurtayadi oo jin galay iyo sadexda nin ee madmadow oo uu galay jinku ina eryanayanaya oo isleh fila. Fasirka: Riyada si faacan uma caddeynin, laakin guud ahaan jinka marka lala dagaallamayo waxaa lagu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya

Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya Su’aasha: Asc walal waxan ahay Gabar aan guursan wali walal marwalba waxan dareema dareen xoog badan xili walba waxna waa barta guur diyar Uma ihi hada soomi lahana waqti dheer aya ku jira waxbarashada walal waxan sameyo ma aqaan waxan jira 22 sano habeenkii xata […]

Categories
Software Talooyinka Consultation

Accountiga Daruur muxuu taraa

Su’aasha: Asc Salaan kadib Waxaan rabay inaan account aan ku furto web ka daruur, wuuna iiga diiday Waxaan kaloo rabaa hadii aan ka furto acount maxaa faaido ah aan helaayo iigu jirto furashada acountka. Jawaabta: Marka hore furashada accountiga laga furto webka Daruur wuxuu ku siinayaa inaad gasho meelo uusan gali karin qofkaan xubin ka […]