Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Xaaska fareyska ku raaxaysato ma cudur bay qabtaa

Xaaska fareyska ku raaxaysato ma cudur bay qabtaa Su’aasha: Gabadha markay guurka ku cusub tahay oo aysan raaxo ka dareemaynin geedka ninka marka la galiyo oo ay ka dareemayso kaliya raaxada inuu farta ku riixo ama ku salaaxo oo fareeyo taas maxaa la dhihi cudur miyaa farta marka uu ninka igu salaaxo raaxo ayan dareemaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka siigeysanaya ilaa immisa daqiiqo uu ku biyabixi karaa caadi ahaan?

Su’aasha: Waxaan isku arkay marka aan siigada bilaabo waanku daahaa dhaqsi biyaha igama yimaadaan ilaa dhowr daqiiqo ayay igu qaadataa inaan biyaha iskaga keeno caadi ahaan biyaha soo daaha maxaa lala xiriiriyaa caadiyanse qofka siigeysanaayo immisuuu ku biyo bix karaa mahadsanidiin. Jawaabta: Marka hore siigada ayaan kaaga digayaa ka fogow dhib badan ayay leedahay, marka […]

Categories
Caafimaadka Health

Muddada caadiga ee biyo baxa ku haboon

Muddada caadiga ee biyo baxa ku haboon Su’aasha: Waa maxay waxyaabaha joojiya biyo baxa dag, daga ah? See ninku marka ay shawadiisu caadi tahay intee in leeg ayu hayn karaa biyaha qiyaas ahan? Jawaabta: Caadi ahaan muddada galmada caadiga ah marka labada xubin ay is galaan waxay u dhexeysaa seddex ilaa toddoba daqiiqo haddii galmada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada shukaansiga gabar nin leh

Riyada shukaansiga gabar nin leh Su’aasha: Assalamu allaykum MR waxaan Ku riyooday Gabar San somlai Ku aqaanay 17 Ka hot oon Daria ahayn ayaan Ku riyooday ayadoo meek Dylan canal we gurugooda joogta waxaana la joogay gabarhas nin da,ah gabadhii ayaan shukaansi Ku bilaabay ninkii da,da ahana waa na ag fadgiyaa gabadhii ayaa I tiri […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhismaha iyo dabaqa seddexaad

Su’aasha: Waxaan kale on Ku riyooday anigoo joogo sar dabaq ah waxaana raadinaayay qeebta koowaad ee sartaas dabaqa ah waxaa ila socday nin fuundi camal ah waxaan tagnay qeebtii sadaxaad nin baan aragnay waxuuna ina tusay labarka aan joogno waxuu ina yiri qeebtani waa sadaxaad kadib ninkii Ila socday ee fuundiga u ekaa ayaa ciid […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qol dhiiqo mas ku jiro

Su’aasha: Waxaan kale on Ku riyooday anigo qol galaxy qolkaaso hoostiisa Ku dulduleshay oo alwaaxo Ka dhex qaday hoostiisa waxay ahayd dhiiqo mas watn ayaan Ku arkay kadibna waxaan arkay anigo ordaya oo aan arkaayo masas badan oo dhulka fidad Ka samaytay marina anigo dhinac uga boodaayo. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa cadow inuu jiro oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada biyaha nadiifka ah

Riyada biyaha nadiifka ah Su’aasha: Biyo badan ok nadiif ah ok keep war and moodo biyahaaso wax inay ka dhex baxaayaan aad moodo oo fiilo u ek marks waxaan is iri riyada dhexdeeda waa qabuurihii saxaabada oo calama ahan uga dhexbaxayan waxaa filada u ek. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa farxad iyo niyad qabow oo uu […]