Riyada biyaha nadiifka ah
Su’aasha:
Biyo badan ok nadiif ah ok keep war and moodo biyahaaso wax inay ka dhex baxaayaan aad moodo oo fiilo u ek marks waxaan is iri riyada dhexdeeda waa qabuurihii saxaabada oo calama ahan uga dhexbaxayan waxaa filada u ek.

Jawaabta:
Riyadan waxay tilmaamaysaa farxad iyo niyad qabow oo uu heli doono qofkii riyadan arkay, biyaha saafiga ah waa nolo nadiif ah, illeen biyaha ayaa laga keenay wax walboo nool sida diinta ay sheegtay, saxaabadana waa nuur iyo hanuun qofka noloshiisa ku iftiinsanayo maxaayeelay asxaabta nabiga (SCW) waa dadkii soo guuriyay diinta islaamka oo kasoo guuriyay suubbanaha – naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee -.
Fasirka riyada daadka biyaha badan wata
This dream indicates happiness and a peaceful mind that the person who sees this dream will have.
Pure water is a clean life, because water is derived from every living thing, as religion says.
Companions are light and guidance that illuminate a person’s life,
because the Companions of the Prophet (peace and blessings of Allaah be upon him) are the people who adopted the religion of Islam from the righteous – may Allaah be pleased with them -.
