Categories
Caafimaadka Health

Kacsigeyga ma badno laakin si sahal kuma dago maxaa talo ah?

Su’aasha: Ani waxaan ku jiraa ragga kacsigooda joogtada ahayn aanan fududeyn balse markoo guska ii taagmo si aan ku damiyo waa adagtahay markaas cml waxaan sameeyaa siigo ama waxaan ku biyo baxaa inaan fiirsado muuqaal galmo marka taasoo kale qofka markuusan xadidi karin kacsigiisa maxay la xiriirtaa. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa inaad tahay qof […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Cadayga iyo caafimaadka ilkaha

Cadayga iyo caafimaadka ilkaha Nadaafadda ilkaha diinta islaamka si xoog ayay ugu boorrisay dadka, qofka muslinka waxaa la faray inuu afkiisa nadiifiyo, waxaa lagu xiray salaadda iyo weysada. Maanta waxaa la ogaaday cudurro badan inay ka dhashaan wasakha afka, laakin diinteena mar hore ayay sheegtay qiimaha uu leeyahay cadayga. wuxuu leeyahay rasuulka (SCW):  (لَوْلاَ أَنْ […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aabaheey oo dhintay ayaan ku riyooday wuxuu i yiri haye masjidka naken intan bixin ayuu soo qaatay bisad caruurteeda ayuu itusay guriga iridkiisa ayey ahayd maxay tahay walaal. Jawaabta: Riyadan waxay wadataa bishaaro farxad iyo wanaag, bisada yar waa farxad iyo bishaaro, waxaa kaloo ay tilmaamysaa wanaaggaaga inuu ku jiro salaadda […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Naagteyda iyadoo oodkac cunayso ayay ku riyootay

Su’aasha: Asc marka here waan idin salamay naagteyda uur leh ayey ku riyootay iyadoo codkac cuneyso. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inay si sahlan ku dhali doonto dhib la’aan sidoo kale inay dhali doonto cunug khayr la socda cunug bishaaro wata, waa riyo aad u fiican, riyada naagta uurka leh hilib cunaysa waa riyo khayr […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ka fekerka arimaha jinsiga sidee layskaga joojin karaa?

Ka fekerka arimaha jinsiga sidee layskaga joojin karaa? Su’aasha: Waxaan ahay nin doob ah mararka qaar waxaan ku tarax tagaa daawashada filimada qaawan oo aan kacsi iyo dareen waali ah ka qaado mararka qaarna waxaa niyada iga xooga anigoo baashaalaayo oo wax wasaayo kacsi hor leh ayaan dareemaa marka sideen u joojin karaa ka fakarka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dumarka qayliya marka lagu riixo geedka sidee loola macaamilaa

Dumarka qayliya marka lagu riixo geedka sidee loola macaamilaa Su’aasha: Dumarka qaar markii loo tagaayo waa ooyaan wey qayliyaan qaar xitaa waxaa jirta kula dagaalamayo markad guska fooda sare u saarto kuwaas cml sidee loola macaamilaa. Dumarka qayliya ee Ooya markii faruuraha guska laga saaro iyadoon xubinka la galin maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Boqolkii […]

Categories
Caafimaadka Health

Riyada oohinta saaxiibka maxay noqon

Riyada oohinta saaxiibka maxay noqon Su’aasha: asc wllo wxaan ku riyooday sxpkay oo xaas leh oo oynaya oo i leh waad igu dirtaytay ana aan leeyahay kuguma dirin iiso fasira idinko mahadsan wlaliyaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa saaxiibkaaga inuu dhib haysto uu qarsanayo, waliba waa dhib la xiriira familkiisa, wuxuuna kaaga baahan yahay inaad la […]