Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda
Su’aasha:
Waxaan ku riyooday aabaheey oo dhintay ayaan ku riyooday wuxuu i yiri haye masjidka naken intan bixin ayuu soo qaatay bisad caruurteeda ayuu itusay guriga iridkiisa ayey ahayd maxay tahay walaal.
Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda
Jawaabta:
Riyadan waxay wadataa bishaaro farxad iyo wanaag, bisada yar waa farxad iyo bishaaro, waxaa kaloo ay tilmaamysaa wanaaggaaga inuu ku jiro salaadda iyo cabaadada guud ahaan, waa inaad ku dadaashaa masjidka iyo salaadda jameecada.
Astaanta masjidka oo riyada ku sugan ayaa taas tilmaamayso, waayo aabbahaaga wuxuu kuu waday masjidka marka waxaa laga wadaa ku dadaal salaadda waxaad heli doontaa liibaan iyo farxad.
Tagged
Riyada Aabbaha
,
Riyada Bisado Yaryar
,
Riyada Masjidka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.