Cadayga iyo caafimaadka ilkaha

Cadayga iyo caafimaadka ilkaha Nadaafadda ilkaha diinta islaamka si xoog ayay ugu boorrisay dadka, qofka muslinka waxaa la faray inuu afkiisa nadiifiyo, waxaa lagu xiray salaadda iyo weysada. Maanta waxaa la ogaaday cudurro badan inay ka dhashaan wasakha afka, laakin diinteena mar hore ayay sheegtay qiimaha uu leeyahay cadayga. wuxuu leeyahay rasuulka (SCW): (لَوْلاَ أَنْ […]
