Su’aasha: Waxaan ku riyooday aabaheey oo dhintay ayaan ku riyooday wuxuu i yiri haye masjidka naken intan bixin ayuu soo qaatay bisad caruurteeda ayuu itusay guriga iridkiisa ayey ahayd maxay tahay walaal. Jawaabta: Riyadan waxay wadataa bishaaro farxad iyo wanaag, bisada yar waa farxad iyo bishaaro, waxaa kaloo ay tilmaamysaa wanaaggaaga inuu ku jiro salaadda […]
