Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday nin an aqaano oo doonaya in uu xaaskeyga naaska ka taabto kadib anigana Lugta ayan ka qaniinaya ninka oo dhawac baan u geysanaya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa digniin, ninkan ayaa lagaaga digayaa inuu yahay qof damacsan gabadha aad qabto laakin adiga ayaa ka reebi doono dantiisa inuu gaaro, […]
