Luqad kaste waxay leedahay ereyo loo adeegsado marka la rabo in arrin laga dhigo mid guud ah oo qof kaste soo galaya, garaamarka afka ingiriiska wuxuu adeegsadaa ereyada oo tusinaya caam ama guud, ha noqdaan kuwo wax suga ama wax diida.

Ereyo English oo tusiya wax guud laga dhigayo
Ereyo English oo tusiya wax guud laga dhigayo

Ereyada waa daruuri qofka hadduu rabo inuu barto afka ingiriiska, waayo waxay ku jiraan adeegsiga afka waana kuwo aan marna laga maarmin marka weero la dhisayo:

Ereyo English ku dhamaado OUS ama ICK

Every language has words that are used when it is desired to make a matter general and accessible to everyone,

English grammar uses words that indicate general or generality, whether they are affirmative or negative.
Words are essential if a person wants to learn English, because they are part of the language and are never indispensable when constructing sentences:

English Somali
Everybody qof kaste
Everything wax kaste
Somebody qof
Anybody qof walba
Something wax
Anything  wa walba
Anyone qof
Nobody qofna
Nothing waxna

 

 

Leave a Reply