Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyo tuug oo xaaskayga taleefanka ka qaatay
Su’aasha:
ASC FADLAN WAXAA DOONAYA IN LAII FASIRO RIYADAAN WAXAA ARAGTAY XAASKEYGA WAXAY U DHACEYSAA RIYADA SIDATAN ,XAASKEYGA IYO WALALKED ,GABADH YAR OO AY DHASHAY OO FADHIYA GURIGA IRIDKIISA WAXAA U YIMID NIN TUUG AH WUXUU KA QAATAY TELEPHONKII MANA CARARIN TUUGII ISLA MARKIINA WEY LA CARBIDAY WEY KA QAADATAY TELEPHONKEDI GURIGAY GASHAY WUU KASOO DABA GALAY WAXNA MAYEELAYO MANA TAGAAYO WAA INTAAS. FADLAN WALAL ADIGOO RAALIYA II FASIRA.
Riyo tuug oo xaaskayga taleefanka ka qaatay
Jawaabta:
Riyada waa digiin waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro wax idin ku samayn rabo, laakin kuma guulaysan doono, qofkaas waa qof idin ku dhexjira.
Marka waxaa laga qaadanayaa in laga taxdaro dadka qaarkii guryihiin iska soo gala oo iska dhiga dad idin jecel ama wanaag idinla raba, guryaha inta badan waxaa dumiya xaasid loo maleeyo walaal ama saaxiib ama deris daacad ah.
Tagged
Riyada Taleefanka
,
Riyada Tuugada
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.