Barashada afka ingiriiska waxay ka mid tahay waxyaalaha muhimka ah oo hadda qofka uu u baahan yahay inuu adduunka la socdo.

Cadowga haddaad rabto inaad ka adkaato afkiisa ayaa la bartaa, luqada ingiriiska meel kaste ayay gashay, taasna waxaa keenay dowladaha awoodda leh ayaa ku hadlaya sida Maraykanka iyo Ingiriiska iyo Canada iyo Australi iyo dowlado kale fara badan, tegnologiga ayaa ku dhisan af English.

Ph sida loogu dhawaaqo afka Ingiriiska
Ph sida loogu dhawaaqo afka Ingiriiska

Xafarka PH xagga afka ingiriiska waa dhawaaq ka kooban labo xaraf oo kala ah  P iyo H marka laysku daro waxay ku siiyaan dhawaaqa xafarka F

tusaale ahaan:

Ereyo English ku dhamaado OUS ama ICK

Learning English is one of the important things that a person needs to keep up with the world.
If you want to defeat the enemy, you must learn his language, the English language has entered everywhere, and this is due to the powerful countries that speak it, such as the United States, England, Canada, Australia and many other countries, technology is based on English.
The letter PH in English is a sound consisting of two letters, namely P and H, when combined, they give the sound of the letter F
for example:

English Somali
Phone Taleefan
Photo Sawir
Prophet Nabi
Elephant Maroodi
phase Maraxlo
pheel Garaangar
phenomenal aan caadi ahayn
philosophy falsafo
phonology cilmiga codadka

 

Leave a Reply