Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan barto luuqada English ka Meeqo bil ayey igu qaadan kartaa hadaan Xoogga saaro barashada luuqadaas. Jawaabta: Barashada afka ingiriiska waxay u baahan tahay go’aan iyo dadaal sidoo kale afafka qalaad way la mid yihiin, af kaste waxaa loo maraa qaab gaar ah sidii loo […]
