Qofka cilmiga xadiiska siduu ku baran karaa

Su’aasha:

Waxaan aad u jeclahy cilmiga xadiiska luqada carabigana wan aqaaan culumada kutubta xadiiska meel fiican maka gaadhi karaa.

Qofka cilmiga xadiiska siduu ku baran karaa
Qofka cilmiga xadiiska siduu ku baran karaa

Jawaabta:

Luqadda carabigaa ayaa fure u ah cilmi kaste ka mid ah culuumta diinta islaamka, cilmiga xadiiska wuxuu ka mid yahay culuumta ugu muhimsan sida cilmiga musdhalaxa, cilmiga rijaalka, cilmiga jarxu wa tacdiilka, cilmiga gariib alxadiiska, sidoo kale sharaxa xadiiska waa muhim xagga fahanka fiqiga xadiiska laga qadanayo, gaar ahaan sharaxa kutubka lixda ah sida Bukhaari iyo Muslim iyo nasaa’i iyo Tirmithi iyo Abuu Daawuud iyo ibnu Maajah.

Haddii aad ku dadaasho si fiican ayaad u baranaysaa inshaa Allaah.

 

Xadiiska loo daliilsaday dalaaqa bidciga inuusan dhicin

The Arabic language is the key to every Islamic science, the science of hadith is one of the most important sciences such as the science of musdalaha, the science of rijal, the science of jarhu wa ta’dil, the science of gharib al-hadith, and the explanation of hadith is also important in understanding the theology of hadith, especially the explanation of the six books such as Bukhari and Muslim and an-Nasa’i and Tirmithi and Abu Dawud and Ibn Majah.

If you work hard, you will learn it well, God willing.

اللغة العربية هي مفتاح كل علم في الدين الإسلامي. علم الحديث من أهم العلوم، مثل علم المسند، وعلم الرجال، وعلم الجرح والتعديل، وعلم غريب الحديث. وأيضاً فإن شرح الحديث مهم في فهم علم الحديث، وخاصة شرح الكتب الستة كالبخاري، ومسلم، والنسائي، والترمذي، وأبو داود، وابن ماجه.

إذا اجتهدت ستتعلم جيداً إن شاء الله.

Leave a Reply