Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aabaha laabta la galinayo

Riyada aabaha laabta la galinayo Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday anigo gurigayna ku laabtay aabahay laabta galinaayo kuna faraxsan aniga aabahay bilahaan ma arkin sababto ah isku meel ma joogno Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto dantaada waxaana sabab u noqonayo aabahaaga. haddii safar aad aadday safarka ayaad kasoo laaban doontaa. Riyada guud ahaan […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay Su’aasha: A S C, naag la qabo haddii ay niman kale si qarsoodi ah xidhidh xaaraan ah la sameeyso u nin keegu ku ogaado kadib ay ninkeega ku tidhaahdo i cafi waan khaldamay ninkeeguna haddii u cafisku cafinayo shuruud uga dhigo inay u sheegto nimanka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada madaxweyne lala joogo

Fasirka riyada madaxweyne lala joogo Riyada: Waxan daganahy magaalada jigjiga waxan ahay nin reer leh ku dhawaad mudo 4 sano bilaa camal ah waxan riyo ku arkay anigo la jooga madaxweynaha DDS e hada mustafe isago i waraysanaya kadibna qof kudhahaya lacag sii ee bal riyada i fasira Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada inaad heli doonto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada

Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada Riyada: # Riyada kobaad~ waxan riyo ku arkay walaakay iga wayn isku hooyo iyo aabo nahay isago qaawan wax dhar ahna sidan waxaana la joogtay xaaskiisa labaad # Riyada labaad~ waxan riyo ku arkay hooyaday ilaahay ha u naxariiste oo geeriyootay 27 sano kahor iyado fadhida o i fiirinayso […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ceel weyso laga dhaansanayo

Riyada ceel weyso laga dhaansanayo Riyada: Asc wr work walaalo waxa kuriyoodey anoo weyso ka dhansanaya ceel masajid kuyaalo Hadana ceelkale oo kadurugsan jirikaan buuxo oon qaadikari laahay ka dhaansaday hadana anoo hadhuudhyaryare iyo galay xasiida wato is arkay iiga sojawaab xaasna waan leehay oo cadho kumaqan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr inaad heli doonto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kabo qurux badan aan isku fiirfiirinayo

Riyada kabo qurux badan aan isku fiirfiirinayo Riyada: Riyada kabo qurux badan oo saantal ah dagan on isku fiirinayo hal kab Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhaqanka ninkaaga inuu fiicnaanayo Wuxuu la imaan doonaa dhaqan wanaagsan oo aad ku farxi doonto Riyada kabaha markay ku riyooto qof xaas ah ninkeeda ayaa lagu fasiraa.   Halkan ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada biyo cirka ka imaanayo oo kaligay igu kooban

Riyada biyo cirka ka imaanayo oo kaligay igu kooban Riyada: Waxan ku riyooday biyo kaligay igu kooban oo cirka ka imaanayo waxaan gacanta ku haystay sufurka biyaha lagu cabo amaba [galaaska biyaha] cirka ayaan u taagayay oo biyo cirka ka imaanaya ayaa ku dhacayay galaaska [sufurka] kadib meesha aan taagna ayaan ka dhaqaaqay hadana meel […]