Riyada aabaha laabta la galinayo Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday anigo gurigayna ku laabtay aabahay laabta galinaayo kuna faraxsan aniga aabahay bilahaan ma arkin sababto ah isku meel ma joogno Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto dantaada waxaana sabab u noqonayo aabahaaga. haddii safar aad aadday safarka ayaad kasoo laaban doontaa. Riyada guud ahaan […]
