Categories
Caafimaadka Health

Saliid saytuuntu ma waynaysaa geedka

Saliid saytuuntu ma waynaysaa geedka Su’aasha: Hadii aad dhahday saliid macsarta cadayn uma hayno inay geedka dheerayso ama adkayso kawaran saliid saytuunta maloohayaa iyada cadayn inay waynayso geedka ninka dherer ahaan balac ahaan iyo adayg ahaan. Jawabta: Saliid seytuun ama macsaro laguma weynayn karo geedka ninka, waa laga yabaa haddii lagu daliigo daliiggaas inuu saameeyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof aad taqaano oo garbaha aad is galinaysaan

Su’aasha: waxaan ku riyoodey aniga iyo wiil oo aan aqaano oo aan ku arkey asigoo lugeeynaayo kadib aan garbaha iska qabsaney sida saaxiibo qaali isku ah aan xaafada wada imaaney maxaa lagu fasirikaraa riyadaa wiilkaasne marwalbo isma aragno marmar uun. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilka inuu kuu dhow yahay sidoo kale inuu yahay qof daacad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday mobile Tecno T349

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo mobile hadda qad laga isticmaalin oo qadka isticmaalayo mobilekuna waa Tecno oo niiclaha ahT349 maxaa lagu fasiri karaa riyadaa. Jawaabta: Riyada waxay tilaamaysaa in war muhim ah kusoo gaari doono, taleefanka wuxuu tusiyaa hadda arrin muhim ah inaad maqli doonto, illeen taleefanka waa waxa lagu qaado warka iyo sheekada, […]

Categories
Caafimaadka Health

Soorta iyo baastada yaa vitamin badan

Soorta iyo baastada yaa vitamin badan Su’aasha: Somali hadan nahay soorta aad baa loo adeegsadaa marka soorta malaga hela vitin fican mise waa iska caadi iyada baastada yaa fiican xagga vitaminka. Jawaabta: Soorta inta badan waa galley gallaydana wax badan fii’ido ayay leedahay sidoo kale vitamino badan ayaa laga helaa. Soorta kaligeeda lama cuno waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada xaaskayga taleefanka jabinayso

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday xaaskeyga oo telefanka iga jibisay anigana waxan xanaqay kadib telefankeeda Iphone ah ayay isiisay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil ama rabsho oo ay kugu samayn donto xaaska laakin way ku raalli galin doontaa, sida laga fahmayo riyada, taasna waxaa laga fahmaya taleefankeeda ay ku siinayso, waxay la mid […]

Categories
Talooyinka Consultation

Waxaan ahay qof darenkiisu aad u daran yahay xaaskana ma awoodo talo i siiya

Su’aasha: Waxaan ahay qof darenkiisu aad u daran yahay xaaskeygana marwalba ma awoodo Inaan la galmoodo sidoo kale anigana ma awoodi inaan xaas kale guirsado marka maxaan sameyaa ?. Jawaabta: Waxaa kuu fiican xaaskaaga inaad barto oo aad si fiican ula sheekaysato, dumarka waa la bari karaa, galmada haddii sheeko iyo jacayl ay ka horreeyaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya

Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya Su’aasha: asc waxan jiraa 18 sano lkn sigada waxan wadan ilaa iyo 4 sano cml marka hadii aan iska dayo sigada malaka yabaa inan sideda hore oku labto doctro su ashaa ayan qabaa. Jawaabta: Fursad weyn ayaad haysataa waxaa kuu fiican hadda […]