Saliid saytuuntu ma waynaysaa geedka

Su’aasha:

Hadii aad dhahday saliid macsarta cadayn uma hayno inay geedka dheerayso ama adkayso kawaran saliid saytuunta maloohayaa iyada cadayn inay waynayso geedka ninka dherer ahaan balac ahaan iyo adayg ahaan.

Saliid saytuuntu ma waynaysaa geedka
Saliid saytuuntu ma waynaysaa geedka

Jawabta:

Saliid seytuun ama macsaro laguma weynayn karo geedka ninka, waa laga yabaa haddii lagu daliigo daliiggaas inuu saameeyo sida jimicsiga oo kale, Xubnaha qaarkooda marka la daliigo way si ballaaariyaan, waxaa ka mid ah geedka ninka, laakin waxaa sugan labada saliid inay raganimada xoojiyaan marka la cunayo. Qofkii cuntada ku darsanaya macsaro ama saliid seytuun wuxuu isku arkayaa kacsi xoog badan.

Daraasooyin badan ayaa lagasoo saaray inay kacsiga xoojiyaan.

Saliid macsarada timaha la marsado mala cuni karaa

Olive oil or macaroon cannot enlarge the penis, it is possible that if you rub it on the penis, it will have the same effect as exercise. Some organs enlarge when rubbed, including the penis, but both oils are known to strengthen the penis when consumed. A person who adds macaroon or olive oil to their food will find themselves with a stronger erection.
Many studies have been conducted on their ability to strengthen erection.

Leave a Reply