Waxan ku riyooday anigo jiifo daqada ayan ka arkay nin camera wato

Su’aasha: Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo jiifo daqada ayan ka arkay nin camera wato waan ka lexday markas ayuu qoslaya wuxu iso jediye mobilkisa video aniga iyo gabar familkeya ka mid eh iyo sawirkeyga ninki hadalka ayan u jilciyay daaqada ayuu mobilka iga tusayay mobilkii ayan xoog uga dafay asne wuu […]
Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya

Su’aasha: asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo wado socda oo gaadhigayga wata goor habeen ah ayaa waxaa la eedaamay salaadii cisha kabacdi masjidka ayaan galay waan la aqiimay waan tukaday telephone ayaa soo dhacay qofkamida Jamaca oo dhilinyaro ah waan dhibsaday waanan ka xumaa markii salaada laga baxay ayaan microphonkii […]
Waxaan ku riyooday mobile Tecno T349

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo mobile hadda qad laga isticmaalin oo qadka isticmaalayo mobilekuna waa Tecno oo niiclaha ahT349 maxaa lagu fasiri karaa riyadaa. Jawaabta: Riyada waxay tilaamaysaa in war muhim ah kusoo gaari doono, taleefanka wuxuu tusiyaa hadda arrin muhim ah inaad maqli doonto, illeen taleefanka waa waxa lagu qaado warka iyo sheekada, […]
Fasirka riyada xaaskayga taleefanka jabinayso

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday xaaskeyga oo telefanka iga jibisay anigana waxan xanaqay kadib telefankeeda Iphone ah ayay isiisay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil ama rabsho oo ay kugu samayn donto xaaska laakin way ku raalli galin doontaa, sida laga fahmayo riyada, taasna waxaa laga fahmaya taleefankeeda ay ku siinayso, waxay la mid […]
