Su’aasha: Asc nabadgalyo korkiina ha ahaato Waxan ku riyooday aniga oo gaadhi aad u qurux badan land cruiser ah oo qaaliya midabkiisuna cadaan yahay iibsaday oo aad ugu faraxsan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku guulaysan doonto nolosha sidoo kale inaad heli doonto guur, gaariga wuxuu astaan u yahay muraadkaaga inaad gaarayso, maxaayeelay […]
