Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya
Su’aasha:
asc waxan jiraa 18 sano lkn sigada waxan wadan ilaa iyo 4 sano cml marka hadii aan iska dayo sigada malaka yabaa inan sideda hore oku labto doctro su ashaa ayan qabaa.

Jawaabta:
Fursad weyn ayaad haysataa waxaa kuu fiican hadda inaad iska joojiso, siigada dhibaatooyin badan ayay leedahay nafsi iyo jir ahaanba, marka waxaad ka akhrisan kartaa daruur dhibka ay raga iyo dumarkaba u keento, su’aalo badan ayaan ka jawaabnay oo la xiriira siigada.
Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa
You have a great opportunity, it’s best for you to stop now, smoking has many psychological and physical problems, so you can read about the problems it causes for both men and women, we have answered many questions related to smoking.
