Soorta iyo baastada yaa vitamin badan

Su’aasha:

Somali hadan nahay soorta aad baa loo adeegsadaa marka soorta malaga hela vitin fican

mise waa iska caadi iyada baastada yaa fiican xagga vitaminka.

Soorta iyo baastada yaa vitamin badan
Soorta iyo baastada yaa vitamin badan

Jawaabta:

Soorta inta badan waa galley gallaydana wax badan fii’ido ayay leedahay sidoo kale vitamino badan ayaa laga helaa.

Soorta kaligeeda lama cuno waxaa lagu cuntaa hilib iyo qudaar iyo caano, marka waxaas oo dhan waxay siinayaan tayo.

Marka laysu barbardhigo soorta iyo baastada caafimaad ahaan soorta ayaa fiican,

baastada waa badar warshad lasoo marsiiyay laakin soorta waa dabiici.

Guud ahaan gallayda iyo soorta wixii laga helo waan ka hadalnay halkaan ka akhriso:

Soorta iyo baastada wax badan ayay ku kala duwan yihiin.

 

Most of the cereal is corn, and corn has a lot of fiber and also contains many vitamins.

Corn is not eaten alone, it is eaten with meat, vegetables and milk, so all of these give it quality.

When comparing corn and pasta, corn is healthier, pasta is a processed grain, but corn is natural.

In general, we talked about corn and what is found in corn, read here:

Leave a Reply