Su’aalahan naagtayda kusaabsan jawaab iga siiya

Su'aalahan naagtayda kusaabsan jawaab iga siiya

Su’aasha: Su’aasha kowaad. 1. Naagtayda hadaanan rabin inay uur qaado biyaha makasoo bixin karaa (withdraw). Haday sabab jirto iyo hadii kaleba. 2. Ayadoosa uur yar leh ma u tagi karaa xaaskayga. 3. Maxay diintu ka qabtaa (baashimaynta ) waxa la yiraahdo ama in labada lamaane ay afka~afka isu galiyaan. Mahadsanid. Jawaabta: 1- Haa way banaan […]

Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda

Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda

Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda Su’aasha: Asc wall waxaan jeclahay habaryar aa qaraabo nahay oo hooyaday ilmo adeer baana ay yihiin gabdhaas aaad ayaan u jeclahay lkn cidna uma sheego oo family ka cayb wayn ayaa iga soo gaarayso lkn jacaylka aan qabo ayaa ah jacayl xad dhaaf gabdhaha ayada […]

Dadka way i caayaan dumarka lama hadli karo ila taliya

Dadka way i caayaan dumarka lama hadli karo ila taliya

Su’aasha: ASC Wll aniga ahan madax weyn ayan leyahay dabo weyn dhabarka godan horey u yara badan Dhanka caloosha inkasto dadka intabadan dabada weyn igu cayaan maskin ayan ahay OO dadka shekeyo maihi wana laigu Yasa heer dadka horteyda ay wax iga shegan hada arday ayan ahay laakin inshallah dowr sano kadib inan guursadaan rabo […]

Caloolxuun iyo shuban maalinta ciida maxaa keena

Caloolxuun iyo shuban maalinta ciida maxaa keena

Caloolxuun iyo shuban maalinta ciida maxaa keena Dad badan ayaa ka sheegta calool xanuun daran ama shuban iyo mantag maalinta ciidda fidriga ama maalmaha ku xiga. Marka hore waxaad ogaataa jirka ama caloosha inay la qabsatay gaajo dharaarta Ramadaanka. Marka subaxdii ciidda aad xalwo iyo buskut ka buuxiso markaas aad ku qadayso cunto hilib iyo […]

Convert a video or audio clip into machine-written text

Convert a video or audio clip into machine-written text

Sometimes you have a video or audio clip that contains Arabic words. And you want to convert it into machine-written text with high accuracy. After many experiences, I found this service to be one of the best services to automatically download texts from clips, as well as support for downloading YouTube clips. Service link:  ⁦http://sonix.ai⁩ […]

Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh

Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh

Su’aasha: Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh maxay ka macna tahay walal iga soo jawaab. Jawaabta: Riyada timaha dheer ama badan mar hore ayaa la fasiray halkaan ka akhriso: Riyada Timo Dhaadheer Oo Kuu Soo Baxay

Ragu gabdhaha maxay ka eegaan

Ragu gabdhaha maxay ka eegaan

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar 19 jir ah wax xirir ah wali ma helin tankale waxan ahay gabdhaha raga ku adkeeya waayo mid anan kahelin aya Ila qabsanaya kii aanka heleyna ama naag Aya wadata ama maba is helno gabdhaha Aniga facay ah 5ayey la socdan mana foolxumi Lkn xooga weight aya leyahay Alhamdulilah […]