Waxaan ku riyooday nin i guursaday aan galmada u diidayo

Riyada:

Asc walal Waxan ku riyoday wiil aan Asxaab caadi nahay xirir nagama dhexeyo waxan ku riyoday isago ii guursaday Lkn jacayl uma qabo kadib maalmo Guriga aanla joogo aanka diday galmadi kadib fursad isii ayan ku dhahay wuu ii siyaay waxa ugu war dambaysay ano hooyaday lahadlaya oo dhahaya wanka cabsanaya ninka isaguna uu Guriga joogo aan diidayo Inu iso dhawaado maxa lays dhihi kara xata caadi ayan uu aqaan wiilka Asxaab iska nahay maxay tahay riyadas.

Waxaan ku riyooday nin i guursaday aan galmada u diidayo
Waxaan ku riyooday nin i guursaday aan galmada u diidayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in maashaakil aad kala kulmi doonto guurka mustaqbalka, ninka aad galmada u diidayso macanaheeda waa inaadan ku qanacsanayn guurkiisa, sidoo kale nin aadan jaclayn guurkiisa riyada waa guur dhib wato, shardina ma aha wiilkaas inuu noqdo waxaa laga yaabaa wiil kale aad garanayso inuu noqdo marka riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato la xiriirta guurka mustaqbalka.

Riyada galmada gabadh buuran

The dream indicates that you will encounter problems in your future marriage.

The man you refuse sex with means that you are not satisfied with his marriage.

Also, the dream indicates a marriage with problems for a man you do not love.

It does not necessarily have to be that boy, it may be another boy you know, so the dream indicates a problem related to your future marriage.

Leave a Reply