Categories
Caafimaadka Health

Dhererka geedkayga sidee ku ogaan karaa mise waxaa jira qalab xubinta lagu cabiro?

Su’aasha: Nio Guskeyga marna wuu ila yaraada marna wuu ila weynaadaa marka sidee ku ogaan karaa dhererkiisa iyo balliciisa mise majiraa qalab lagu cabiro dherer ahaan iyo ballac ahaan iisoo sheeg haduu qalabkaas jiro. Jawaabta: Geedka ninka wuxuu leeyahay labo xaaladood, xaalad kacsanaan iyo xaalad dansanaan, marka waxaa lagu cabbiraa cabirka sintimtirkaka ama inchiga, waxaa […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga

Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga Su’aasha: dad badan ayaa xaaskoda aan bigrajabin karin waxa la shega gabdhaha fircooniga qaar in isbitaal la geeyo si loosoo furo, su’ashu waxay tahay raga qaar ma awodan miyaa inay bigrajbiyan gabar firconi u gudan maxase ka dhigya ninka inu xaska bigrajabin wayo ma la dhihi kara […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof asxaabta ah ama ehelka oo geeriyooday

Su’aasha: riyada qof asxaabta ah ama ehelka ah oo geeryooday. Jawaabta: Qofka hadduu ku riyoodo asoo uu geeriyooday qof ehelkiisa ah ama saaxiibkiisa ah waxaa lagu fasiraa inuu ka bixi doono dhibka isaga haystay sidoo kale muragaha uu ku jiray inay dhamaan doonaan, haddii qofkaas dhimanayo ay colaad ka dhexaysay waxay tilmaamaysaa riyada colaaddaas inay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bisad yar oo boodboodaysa

Su’aasha: asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey ano bisad yar dhulka dhigey kadib aan dhinac ujeestey dhinacii ayey igu daba timid dhinacaan ujeestaba wey bood boodeysa oo horteda imaane wana kacabsaneya iney igu soo boodo bisaduna waa bisad yar ilmo yar ah ayado oo aan waxba iyeelinban sookacey. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada waa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka meydka dhaqdhaqaaqaya

Su’aasha: ASC DHAMAAN BAHDA DARUUR /SALAAN KADIB WAXAA KU RIYOIDAY ANIGOO MEEL TAGAY KADIBNA WAXAA ARKAY NIN DHINTAY OO LADUUGI RABO MARKA MARADA LAGA FEEDAY WUU NUUX NUUX SADAY INDHAHA AYUU KALA FURAY HADANE WAX DHINTAY CML AYUU NOQDAY HADANE WUU DHAQ DHAQAAQAY OO SIDI OOKALE AYUU DHAQ DHAQAAQ SAMEEYAY /MAXAA LAGU FASIRI KARAA. Jawaabta: […]

Categories
Riyooyinka Dreams Talooyinka Consultation

Riyada siigada hadana soojeedka lagu sameeyo

Su’aasha: Dr waxaan ahay qof dhalinyaro ah oo siigeysta waxaan ku Riyooda habeenkii anigoo siigeysanaayo kadibna maalintii waan sameeya walipa waxaan u sameeya isla Qaabkaan ku Riyoonaaayay bal ila taliya dr. Jawaabta: Riyada aad arkayso waxay ka dhalatay fikirka, adiga waxaad ka fikirtaa raaxada iyo siigada marka niyadda waxa aad ku hayso riyada way kugu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray

Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray Su’aasha: asc xiriirka jacayl ayaan ku wareeray waxan isku arkay inaan xiiseynayo gabadha markay i jeclatana an nacayo mana ihi qof xumaan ku sameyo gabdhaha waxaas maxa sababay maxana xal u ah. Jawaabta: Qofka caadi ahaan waxaa ku abuuran inuu naag ka helo oo uu jeclaado, laakin diinta islaamka xad […]