Ereyga home marka erey kale lagu lifaaqo Af Ingiriiska

Ereyga Home afka ingiriiska aad ayaa loo adeegsadaa wuxuu la xiriiraa ereyo kale oo macanaha ka baddalaya marka laysku daro. halkan waxaan kugu soo ururinay ereyga home qaababka loogu daro magac kale oo siinaya macne cusub. Jadwalka hoose ayaad ka arki kartaa ereyda iyagoo afka carabiga iyo kan soomaaliga loo tajumay. home بيت guri homeless […]
Gabar ayan ahay dareenkayga hore wuu is badalay maxaa sabab u ah

Gabar ayan ahay dareenkayga hore wuu is badalay maxaa sabab u ah Su’aasha: Walal Asc Waxan ahay gabar oo wali ma guursan walal awal dareenkayga to much ayu ahaan jiray Hada Lkn xasiloni ayan dareema wax dareen dhafaay maahe waxkale waxba kuma dareemo awal hada arko qof qof shuminaya hawada Lkn hada waxas waxba kuma […]
Riyada cunintaanka nanac kulaylka

Su’aasha: Asc asxaabta Daruur meel walba aad joogtaan waxaan rabaa inaad iiga jawaabtaan riyadaan waxaa ku riyooday anigoo cunaya ninac kuleel riyadaas mexee tahay wll. Jawaabta: Riyada nanaca kulaylka waxay tilmaamaysaa qofka inuu ku noolaan doono nolol degan oo xasilooni leh, sidoo kale wuxuu ka heli doonaan dadka qadirin iyo jacayl wuxuu lahaan doonaan nasiib […]
Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada

Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada Su’aasha: Asc wll waan ku salaamay ugu horay waxaan rabaa inaa iiga jawaabto hal sano iyo bar ayaan waday siigo lkn ima dulaysan jirin inta halka sano ah waxaan usamayn jiray ka habeen ka habeen lkn inta barka ah 4 maalmood halmar cuntooyin fcn ucuni jiray si uusan jirkayga […]
Riyada nabi MUXAMMED (NNKH) IYO ASXAABTII

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY NABIGEENA MUXAMMED (NNKH) IYO ASXAABTII OO GURIGAYA HOOL DAYRKA KU YAALA FADHIYA MARKII LA II SHEEGAY AYAAN SHEEDA KA EEGAY OO ASXAABTUNA WAY FADHIYEEN NABIGUNA WUU TAAGNAA OO MAXADARO AYUU U JEEDINAYAY HADALKA WAAN MAQLAYAY SI FIICAN LKN WAJIYADOODA UMA ARKAY OO CUMAAMADO AYAY MADAXA KU […]
Hooyadayda waxay ku riyootay nabi MUXAMMED (NNKH)

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN ALLAH MACAK HOOYADAYNA WAXAY KU RIYOOTAY WAXAYKU RIYOODAY NABIGEENA MUXAMMED (NNKH) OO SIFIHII QURANKU SHEEGAY LEH YACNII MARKAY TILMAMAYSO WAA SAX WAA NABI MAHAMED (SCW) WAXUU IGU YIDHI BAY TIDHI SIJAAYADA TOOSI ALLAH MAHADLE. Jawaabta: Riyada nabi Muxamed (SCW) waa riyo xaq ah qofkii arkana waa qof nasiib weyn leh, inshaa […]
Riyo wiil abti oo Quraan akhrinaya iyo waddo la dhisayo

Su’aasha: ASC WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO WIIL ABTI II AH OO MEEL QURAAN KU AKHRINAYA U YEEDHAYA QOF AYAANA II DIRAY INAAN UYEEDHO ABTI INTAA KADIB WAXAAN SOO MARAY WADO DHISME KUSOCDO OO YARA BOODH AH WAXAAN RIIXAYAY DHAGAXYO LA QORAY YARA CULAYS BAY IGU AHAAYEEN LKN ABTIGAY UNBAA IGU YIDHI ANA WAAN ISKA […]
