Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Biyaha cad oo jileeca ah qubeys ma waajibiyaan

Biyaha cad oo jileeca ah qubeys ma waajibiyaan Su’aasha: Nio waaku salaamay sxbw waxaan ku weydiina markaan siigeesanaayo intaan biyo bixin ka hor waxaan isku arkay waxaa iga soo daata biyo cad oo sida kaadida cml, xaaladoos oo kale maxaa la dhahaa mana ahan biyaha jiid jiidmaayo ee xilliga kacsiga aan dareemo markaasoo kale qubeys […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar adeer dhalay ayaa lay guurin rabaa

Su’aasha: Wllow dhib baa i haysta ila taliya sida ugu fcn Waxaan ahay wiil dhalnyaro ah aad ayaan u siigaystaa cid iga war qabto malahan tabartayda hoos ayay u sii dhacaysaa Adeerkay ayaa gabar ka doonay hdana waan ka noqday gabdhaha gabar qurxoon maahan Oo saddex biood ka hor intaan doonay ayaa hadana iska daayay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Naag dhiiga caadada qabta qofkii ka sinaysto

Naag dhiiga caadada qabta qofkii ka sinaysto Su’aasha: Acs wl waxaan ahay wiil dhalinyaro ah hada ka hor ayaan galay sino Marka dumarka dhan waan dhibsadaa qurux iiga soo uro dhiiga caadada markaan maqlo ma tag ayaa i qabto waxaa larabaa in gabar habaryar tay dhashah la ii guuriyo lkn marabo oo aniga kliya inaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Sida ugu fudud oo loo daaweeyo bawaasiirka

Sida ugu fudud oo loo daaweeyo bawaasiirka Su’aasha: Maxa lagu daweeyaa cudurka baabasiirka sida ugu fudud loo daweyn karo? Jawaabta: Marka hore waa inaan ogaanaa waa maxay baabasiir ama bawaasiir? Baabasiir waxaa loola jeedaa nabro kuuskuusan oo bararsan oo futada kasoo baxo waxaa lagu dhahaa afka carabiga  البواسير   afka ingiriiska isagana Hemorrhoids, waxaana sabab u […]

Categories
Fatwada

Waalidka caruurtiisa dayacay xaq maku leeyahay

Su’aasha: Asc Wll qof aan saaxiibo nahay ayaa ilawadaagay su’aal waxayna udhacaysaa sida tan Qof dayacay xaqi ay kulahaayeen ubadkiisu oo aan Soo barbaarin Soo tarbiyadayn Oon diinta barin Oo marna siinayn dareen aabanimo Dankalahayn oo aan ogayn wax uu kusugan yahay ilmihiisu Inuu qado iyo inkale Oo aan kalaba jeclayn noloshiisa iyo geeridiisa Sidee […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada arooska habaryarta

Su’aasha: Waxaan kuriyooday habarteey oo aroos eh habenkas dadka dhan we faraxsanahay cida arooska ninka we naga badnaayeen gabdha badan oo ninka arooska cidiisa ah aa joogeen wena naga badnaayeen habaryartey wexe kulabisneed taashka colour kale ah o cadaan eheen arooska fanaanin iyo baraanbur labadaba woo lahaay gabadha aroosada wee oyneesay marka guriga lageeyay wexee […]

Categories
Af English

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan Ereyo af ingiriis ah oo badda la xiriira ama tilmaamaya macne lug ku leh badda, ereydaas oo jadwal ku jira oo si sahlan aad u xifdin karto oo af soomaali u tarjuman ayaad halkan ka heli kartaa. Barashada afka ingiriiska waxaa ugu fiican dhegeysiga iyo xifdinta erayada muhimka […]