Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Ereyo af ingiriis ah oo badda la xiriira ama tilmaamaya macne lug ku leh badda, ereydaas oo jadwal ku jira oo si sahlan aad u xifdin karto oo af soomaali u tarjuman ayaad halkan ka heli kartaa.

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan
Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Barashada afka ingiriiska waxaa ugu fiican dhegeysiga iyo xifdinta erayada muhimka ah.

 

EnglishSomali
seabad
Seamanbaxaar
Seafoodcuntada badda
Seabedsalka badda
Seashellcaleesha badda
Seasickwareerka badda
Seasonmowsin, xilli

Leave a Reply