Biyaha cad oo jileeca ah qubeys ma waajibiyaan
Su’aasha:
Nio waaku salaamay sxbw waxaan ku weydiina markaan siigeesanaayo intaan biyo bixin ka hor waxaan isku arkay waxaa iga soo daata biyo cad oo sida kaadida cml, xaaladoos oo kale maxaa la dhahaa mana ahan biyaha jiid jiidmaayo ee xilliga kacsiga aan dareemo markaasoo kale qubeys ma igu waajibayaa iisoo sheeg sxbw waa codsi hada ka horna waaku soo weydiiyey waad iga aamustay ee iga jawaab please.

Jawaabta:
Marka hore waxaan kuu sheegayaa siigada inay xun tahay oo noloshaada ay dhibaato ku keenayso, waxaa laga yaabaa siigada badan inay sabab u tahay biyahaas cad oo khafiifka ah oo caanaha la moodo, biyahaas waa mani jileec ah oo raga tabarta yar kasoo daadato, qofka marka uu dareenkiisa waayo geedkana ka daciifo shahwada ka baxdo qoyaan cad ayay noqonaysaa oo tabardaran waliba wuxuu biyabaxaa asoon geedkiisa taagnayn.
Qofka kaadi kama timaado asoo kacsan marka waa mani daciif ah, haddii aad dareento raaxo macaansi ah markay kaa baxayaan oona ay leeyihiin urka shahwada qubeys ayaa kugu waajibaya haddii ay yihiin kuulato biyaha is jiidjiida qubeys kuguma waajibayo.
Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa
First of all, I will tell you that dust is bad and can cause problems in your life. Perhaps too much dust is the cause of that white, thin water that looks like milk. That water is a weak semen that comes out of weak men. When a person loses his senses and his penis becomes weak, the semen that comes out becomes a white liquid and even a weak man will urinate without standing. A person does not urinate when he is aroused, so his semen is weak. If you feel a sweet sensation when it comes out and it has the smell of semen, then you are obliged to take a bath. If it is hot and the water is hot, then you are not obliged to take a bath.
