Categories
Talooyinka Consultation

Guur ayaan rabaa aabbe iyo hooyana hadda ma oggola

Su’aasha: Walaal wiil dhalin yaro ah ayaan ahay siigo ayaan is ka daayey waxaan ku tala jiraa inaa guursado tan kle aabahay oo maqnaa ayaa imaaday wuxa uuna dhahay wax baa isla qabsanaynaa oo somalia ayaa magaalooyinka wax gay gay naynaa ana nin shahwo ah baan ahay oo waxaan rabaa inaa guursado aabana hadaan is […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninka isagoo hurda hadey dhabarkiisa shahwada ka so baxaan

Ninka isagoo hurda hadey dhabarkiisa shahwada ka so baxaan Su’aasha: Waku salaamay nio anoo hurda oo riyoonaya ayaa biyaha iga soo dhawaadeen markaan soo kacayna wey igu reebmeen markaan is fiiritayna kacsi saa id baan dareemay markaas oo kale maxaan sameyn karaa iisoo ma biyaha iga imaan rabay ayaan isku celiyaa mise waan iska keeni […]

Categories
Caafimaadka Health

Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada

Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada Su’aasha: xiliga raaxada sariirta ninka haduu xaaskisa u marsado  faasiliin malaga yaabaa inay dhib u keento labadooda oo ma leedahay side effects xubnaha taranka miyay dhib u keeni kartaa cudur iwm. Jawaabta: Guud ahaan Vaseline -ta waxaa loo adeegsadaa in maqaarka qalaylka lagu jilciyo sida […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya

Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya Su’aasha: Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka kacsiga maxaa ka yareynaya, taas gabadho badan ayaa ka sheegta qaar bil ayay sidaas ahaanayaan qaarna sanad way gaarayaan ninka ayaa u sabab ah mala dhihi karaa ama gabadha ayaa sabab u ah? Jawaabta: Taas waxay u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar duleelka albaabka dad ka fiirinaysa

Su’aasha: Asc wll waxa ifasirtan waxan ku riyodey aniga iyo gabadhkle oo isla dhigano jaamacada waxn kusii soconay meel waxbarsho waxn hor istaagney fasal ardey ku jirto maclina wax u dhigaayo wan qaracney albaabka ayu naguso celiyey kadib waxn arkay meel hoose albaabka oo banan macnaha ka jabanyh albaabkuna looxbu kasameysnaa halkasa isha saarey mise […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo meel socda waxa iga horyimid 3 caruur

Su’aasha: Wll waxaan ku riyooday anoo meel socda waxa iga horyimid 3 caruura oo ku qiyaasay dadooda12 10 iyo 8 waxayna kala ahaayeen 2 wii iyo gabar waxayna igu lahaayeen hooyo waa naga soo daahday xagee ku daahday aad baana isugu faraxsnay waxay ku cel celinayeen hooyo wa naga soo daahday Waxaana ahay gabar mudo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday ani iyo walaashay iga yar oo Maraykan aadnay

Waxaan ku riyooday ani iyo walaashay iga yar oo Maraykan aadnay Riyada: Asc bahda daruuro wll waxaan ku riyooday ani walaashay iga yar oo maraykan aadnay diyaarad ayaan raacnay waxaana tagnay America markaan diyarada gadaganay nin tagsi wata oo somaliya naloosoo diraybaa naqaaday waxaana nasoo dhaweeyay gabdho aan aqaano guryo noockala ah oona waligay arkin […]