Riyada gabar duleelka albaabka dad ka fiirinaysa

Riyada gabar duleelka albaabka dad ka fiirinaysa

Su’aasha: Asc wll waxa ifasirtan waxan ku riyodey aniga iyo gabadhkle oo isla dhigano jaamacada waxn kusii soconay meel waxbarsho waxn hor istaagney fasal ardey ku jirto maclina wax u dhigaayo wan qaracney albaabka ayu naguso celiyey kadib waxn arkay meel hoose albaabka oo banan macnaha ka jabanyh albaabkuna looxbu kasameysnaa halkasa isha saarey mise […]