Ninka isagoo hurda hadey dhabarkiisa shahwada ka so baxaan

Su’aasha:

Waku salaamay nio anoo hurda oo riyoonaya ayaa biyaha iga soo dhawaadeen markaan soo kacayna wey igu reebmeen markaan is fiiritayna kacsi saa id baan dareemay markaas oo kale maxaan sameyn karaa iisoo ma biyaha iga imaan rabay ayaan isku celiyaa mise waan iska keeni karaa markaas.

Ninka isagoo hurda hadey dhabarkiisa shahwada ka so baxaan
Ninka isagoo hurda hadey dhabarkiisa shahwada ka so baxaan

Jawaabta:

Saaxib sheekada aad sheegayso dad badan ayay ku dhacdaa, qofka janaabada aan ku biyabixin sidiisa ayuu kusoo noqonayaa, markaas oo kale niyadda ayaa laga saaraa wixii aad riyada ku aragtay  mana aha wax dhib kuu keenaya waxaas, habeen kale ayaad riyoonaysaa markaas ayay kaa imaanayaan biyaha.

Haddaad xanuun ka dareemayso waa wax fudud wax yar kadib waa kaa harayaa.

Qoyaanka badan farjiga dumarka kasoo baxo

Friend, the story you are telling happens to many people. A person who does not urinate will return to normal. In this case, the dream is removed from the mind and it is not a problem for you. You will dream about it another night and then you will urinate.
If you feel pain, it is easy, it will go away after a while.

Leave a Reply